Tusmo

print
gareyso ama u dir qof kale

 

Rumee Allah subhanu watacaala iyo
in wax kastoo lagugu adoonsaday rumeytooda.

” Idal iimaanu daa3a falaa xayaatuu”.
markuu imanku dayacmo nololi ma jirto.

2. Salaada xifdi waxay reebtaa xumaantee.
Waa xiriirka allah iyo adiga idinka dhexeeya,
hadba sida ay tahay ayuu yahay xiriirkiinu.

3.Ku kalsoonoow allah, waa kugu filan yahaye,
Badi “xasbunallahu wa ni3malwakiil..laxawlawalaquwata
illaa bilaah”.

4. Ku fakar, awooda Allah,iyo nicmaadka
faraha badan uu ku siiyey, kuna shukri.

5. Ogoow wixii tagay inay tageen, towbaduna
ay dumiso wixii ka horeeyey.

6. Ka soo qaad malintaas aad joogtid ina
ay cimrigaaga ka hartay. Hadaaa galab jogtid
ha sugin subax hadaa subax joogtidna ha
sugin galab.
Kasoo qaad inad iyada dhalatay iyadan dhimaneysid
, si anay kuu walwalin, shalay iyo beri
midna. Samee wax kasta oo ad awoodid, o
wanag u ah aduunkaaga iyo akhiradaada malintaas.
Ogoow,qofka muslimkamaleh, firaaqo”uu
waayo wax u sameyo”.

7.Qofna ha ka sugin mahad celin, u samee
waxaa sameyneysid, Allah inuu kaa abaal
mariyo, iyo gudasho aa gudaneeysid, waajibaadkuu
ku saaray, iyo wixii rasuulku nagu booriyey
SAW

8.Qadarta allah ku raalli noqo,iyo sida
uu ka dhigay noloshaada.imisaa la imtixaamay
o ka sabr badan. Ogoow sabarka, allah ba
ballan qaaday inu sabiriinta u xisaabinayn
ajarkooda oo la siinayo xisaab laaan.

9.Ogoow dhib walba inuu fudayd ka danbeeyo.

10. Ka hormari camalkasta aduun,duco. Ogoow
awoodaadu in ay yartay wax walibana allah
gacantiisa ku jiraaan ” wax walba kaydkoodu
agtayada ayuu ahaaday” ayu alklah yiri.

11. Kalinimada ha badsan. Daaim lajoogida
dadka saalixiinta ah.

12.Badi xuska Allaah , quluubtaa ku dagtee.

13. Xaasidnimada iska ilaali, waxay u cuntaa
acmaasha sida dabku xaabada (qoryahay)u
cunee, siduu rasuulkuba sheegay SAW.

14Xusuusi mar walba naftaada, jannada Allaah
oo balarkeedu yahay cirarka iyo dhulaka
o kale. Taasoo qofkeeda ugu faqiirsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *